Agaasimaha Guuud ee Wasaarrada Dekadaha & Gaadiidka Badda JFS

26 Dec

Agaasimaha Guuud ee Wasaarrada Dekadaha & Gaadiidka Badda JFS

Agaasimaha Guuud ee Wasaarrada Dekadaha & Gaadiidka Badda JFS Md. #Maxamed #Cusman Cali #Dhagaxuur ayaa maanta xafiiskiisa ku shir gudomiyaya kulankii bilaha ahaay ee ay isugu yimaadaaan Wasaaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha (inter ministerial infrastructure coordination mechanism). Oo ka koobaan 5 Wasaaradood.

Kulanka waxaaa lagu qabty xarunta Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda.