Dib u howlgelinta Waaxda Badda

16 May

Dib u howlgelinta Waaxda Badda

Ra’iisul Wasaara Ku xigeenka XFS Mudane Mahdi Guuled Qadar iyo Wasiirka wasaaradda Maryan Aweys Jaamac ayaa maanta xarunta Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ku shir gudoomiyay shir looga hadlayay dib u howlgelinta Waaxda Badda (Maritime administration Dept).
Shirka waxaa qayb ka ahaa khabiir ka socday Hey’adda Badaha Aduunka IMO.