Mas’uuliyiin ka kala socda shirkado maalgashi oo laga leeyahay dowladaha China & Curia ayaa waxey kulan laqaaten wasiirka wasaaradda Dekadaha & Gaadidka Badda

23 Dec

Mas’uuliyiin ka kala socda shirkado maalgashi oo laga leeyahay dowladaha China & Curia ayaa waxey kulan laqaaten wasiirka wasaaradda Dekadaha & Gaadidka Badda

Wasiirka Wasaaradda Dakadaha iyo gaadiidka Badda Somaaliya marwo Maryan Aweeys Jaamac iyo Wasiir K/xigeenka wasaaradda Mudane Cismaan Dalla ayaa maata waxey kulan la qaadateen ganacsato ka kala socden dalalka Chaina iyo kuria.

Ujeeyeedka ay u yimaadeen dalka Masuuliyiin ka socdo Shirkado Ganacsi oo laga leeyahay Dalalka Shiinaha iyo Koofurta Kuuriya ayaa ah sharikado maalgashi kaluumeysi.

Alex jooyo oo ku hadlay afka ganacsatidi ka socotay shirkadaha laga leeyahay shiina iyo Koofur kuuriya ayaa sheegay u jeedkooda ganacsi oo ah in ay dhisaan dakado yaryar ee kalumeysi iyo tabaro loo sameeyo kaluumeeystada yar yar ee Soomaliya

Write a Reply or Comment