SHIR MIHIIM AH OO LAGU QABTAY WASAARADDA DEKADAHA & GAADIIDKA BADDA

25 Sep

SHIR MIHIIM AH OO LAGU QABTAY WASAARADDA DEKADAHA & GAADIIDKA BADDA

Shirk Muhiim ah oo lagu qabtay Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda,
Shirkaasi Oo Ku Saabsanaa Wada Tashi guud ee Horumarinta Qaranka iyo Kobac Dhaqaalle ee Dalka
Waxaana Ka soo Qeyb galay shirkaasi Wasiirka Wasaaradda Qorsheyna ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mud. Jamaal iyo Xubno uu hogaaminayay wasiirku.

Waxaana shir Guddominayay Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ah K/S Wasiirka Wasaaradda Mud, Cusmaan Daallo.

Wuxuuna Ku soo Gabagaboobay Guul.

Nabad & Nolol