SHIR MUHIIM AH OO KA DHACAY WASAARADDA DEKADAHA & GAADIIDKA BADDA

SHIR MUHIIM AH OO KA DHACAY WASAARADDA DEKADAHA & GAADIIDKA BADDA

Shir Muhiim ah oo lagu qabtay Wasaaradda Dekadaha & Gadiidka Badda kaasi oo ku saab sanaa wada tashi guud ee Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka,

Ayadoo oo shirkaasi ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mud, Jamaal Maxamed Xasan, Waxaana shir guddoominayay Wasiir K/x Wasaaradda Ahna K/S. Wasiirka wasaaradda.

Wuxuuna ku soo gabagaboobay Guul.

NABAD & NOLOL