Wefdi ay hogaamineyso Wasiirka Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ayaa

04 Dec

Wefdi ay hogaamineyso Wasiirka Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ayaa

Wefdi ay hogaamineyso Wasiirka Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ayaa waxay kulan uga qaybglan Magaalada Kigale ee Ruwanda kulaankas oo ku saabsan Maritime administration ayaa waxaa ka Soo qaybgalay xubna ka socda Baarlamanka Somalia , xubna ka socda Aqalka Sare iyo xubna ka socda Maamul goboledyda Dalka..

Kulaanka sidoo kale waxaa qayb ka ahaay Heya’daa Badaha aduunka ee IMO oo Soo qabnqabisay kulankaan muhiimka ah.