Xeernidaamiyaha Cusub Ee Waaxda Maamulka Badda Somaliyeed….

07 Mar

Xeernidaamiyaha Cusub Ee Waaxda Maamulka Badda Somaliyeed….

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda Marwo Maryan Aweys Jaamac ayaa waxay saxiixday Xeernidaamiye cusub ee ay ku shaqeyn dioonto Waaxda Maamulka Badda Soomaliyeed (Somali Maritime Administration departement).

xeerkaan cusub waxaa ku xusan dhamaan waajibaadka shaqo ee loo igmaday Waaxda Maamulka Badda Soomaaliyeed.

Fadlan Riix Linkigaan hoose

Xeernidaamiyaha Waaxda Maamulka Badaha