Bixinta Shahaadada Wakaaladdaha Maraakiibta

8.5 Bixinta Shahaadada Wakaaladdaha Maraakiibta (Shipping Agencies  Certificate) & Tirakoobka iyo Diiwaangelinta Doonyaha.

5.1 Hadii la bixiyo shahaadada wakaaladdaha maraakiibta iyo hadii la sootirakoobo islamarkaana la diiwaangeliyo doonyaha, Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda waxay awoodikartaa inay kaalinmuqleh kaqaadato kobaca dhaqaalaha Dalka .

5.2 Haddaba, si loo Bixiyo Shahaadada Wakaaladdaha Maraakiibta (Shipping Agencies  Certificate), tirakoobka iyo diiwaangelinta doonyaha , Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda waxay diyaarisay siyaasad loo dhanyahay iyo istaraatiijiyad ku aadan bixinta shahaadada wakaaladaha maraakiibta iyo diiwaangelinta doonyaha.