Dib u Hawlgelinta Waaxda Badda iyo Isgaarsiinta

8.4 Dib u Hawl gelinta Waaxda Badda iyo Isgaarsiinta

4.1 Hadii dib loo hawlgeliyo waaxda badda iyo isgaarsiinta, waxaa imaandoona kobac dhaqaale oo joogta ah  iyo islaxisaabtan dhab ah.

4.2 Haddaba, si loo helo waaxda badda iyo isgaarsiinta oo dib u hawlgasha, Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda waxay soo dhamaystirtay islamarkaana ay hawlgelisay hawlwadeenadii qalabkii isgaarsiinta badda.