8.3 Dhisida xarun dayactirka ee Maraakiibta (Dry Dock).
3.1 Hadii la dhiso xarun lagu dayactiraayo Maraakiibta (Dry Dock)waxaa meesha kabaxaayo howlihii dayactirka loo aadi jiray dalka dibadiisa.
3.2 Haddaba, si loo helo xarun lagu dayactiraayo maraakiibta (Dry Dock), Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda waxay ahmiyad gaar ah siinaysaa sidii ay kusuurtagelin lahayd dhismaha xarun lagu dayactiro maraakiibta.