8.2 Diyaarinta Nidaamka & Fududaynta Dakhliga Dekadaha Dalka (Electronic Port Management System).
2.1Diyaarinta Nidaamka & Fududaynta Dakhliga Dekadaha Dalka hadii lagahirgeliyo dalka adeegan casriga ah ee (electronic data system) waxaa laga faa’iidikaraa huf naan iyo maamu lwanaag.
2.2waxaan la soconaa in Dekadda Muqdishu ay tahay meesha ugu weyn ee dakhliga Dowladda ku tiirsanyahay, Haddaba, si loo helo Nidaamka & Fududaynta Dakhliga Dekadaha Dalka (electronic Port Management System), Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda waxay la kaashatay taabagelintiisa nidaam kan Maamulka Dekeda Muqdisho & Shirkadda Al-Beyrak.