Horudhac
Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda waxayka mid tahay wasaaradaha kashaqeeya Tubta Horumarinta Arrimaha Dhaqaalaha“THADH” Waxayna Wasaaraddu sigaar ah ugu qaabilsantahay inay la timaado isbedel horumarineed ee kuaadan kobaca dhaqaalaha dalka iyadoo soo gudbisay 5ta halbeeg ay kushaqayn doonto Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda 2017-2020,kuwaasookala ah:-
8.1 Dib-UsooCelintaBuuggaBadmaaxaSoomaaliyeed (Seafarers Book).
1.1 Dib-Usoo Celinta Buuga Badmaaxa Soomaaliyeed wuxuu shaqo u abuurayaa
Muwaadin kasta oo soomaliyeed oo soobartay cilmiga Badda & Howlaha Maraakiibta ayadoo la aaminsanyahay in ay inta badan shaqa abuur u noqondoonto dhalinyarada Soomaaliyeed Gabdho & Wiilalba.
1.2 Haddabasi loo helo Buuga Badmaaxa Soomaaliyeed (Seafarers Book),
Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda waxay dejisay siyaasad iyo istaraatiijiyad fog oo ku aadan hawlgelinta Buuga Badmaaxa Soomaaliyeed.