21
Feb

SHAACIN QANDARAAS DHAMEESTIR DHISMO
Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Shirkadaha ama qandaraas layaasha ka shaqeeya dhismayaasha in ay u tartami karaan si daah furan Dhamaystirka Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS oo ku taala Degmada Shibis gar ahaan is-goyska Jubba kana bilaa banaysa maanta 20-feb ilaa 20-march waana mudo dhan Bil.
