Shir Muhiim ah oo maanta lagu qabtay Wasaaradda Dekadha iyo Gaadiidka Badda

21 Jul

Shir Muhiim ah oo maanta lagu qabtay Wasaaradda Dekadha iyo Gaadiidka Badda

Shir Muhiim ah oo maanta lagu qabtay Wasaaradda Dekadha iyo Gaadiidka Badda Ayaa waxaa  ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka kala socday shirkado maal gashi oo laga leeyahay dalalka China Iyo South Korea Waxaana shir Gudoominayay wasirka wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda.

shirkaasi oo looga hadlay sidii  kor loogu qaadi lahaa arimaha badaha iyo sidii loo casriyen lahaa dekadaha dalka, wuxuuna ku soo idlaaday is faham iyo jawi degan.