Shir muhiim ah oo maanta laguqabtay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda kaa oo looga hadlayay kor u qaadista howlaha shaqo ee Wasaaradda

24 Apr

Shir muhiim ah oo maanta laguqabtay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda kaa oo looga hadlayay kor u qaadista howlaha shaqo ee Wasaaradda

Kusimaha  Wasiirka wasaaradda ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ayaa maanta shir gudoomiyay kulan  ay ka soo qeyb galeen dhamaan agaasime waaxeed yada wasaaradda iyo Lataliye yaasha wasaaradda. Kulan kaas oo looga hadlaayay sidii kor loogu qaadi lahaa loona dardar gilin lahaa hoowlaha shaqo ay wasaaraddu leedaahay, Ayadoo agaasime kasta lagu amray in uu soo gudbiyo wax qabadka shaqo ee waaxdiisa leedahay.