Shirka Isbuuclaha Wasaarada Dekadaha & Gaadiidka Badda……

06 Feb

Shirka Isbuuclaha Wasaarada Dekadaha & Gaadiidka Badda……

 

Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS Marwo #MariamAwies Jamc waxay maanta Shir gudoomisay shirka isbuucla ah ee ay isugu yimadeen agaasimayasha Waaxyaha iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada.
Kulanka waxa aad loogu falanqeyay Tubta dhaqlaha iyo Qorshaha sandka 2019 oo ay Wasaaradu hiigsaneyso.

#Nabad &#Nolol.