Wasaarada Dekadaha & Gaadiidka Badda JFS waxay maanta qabaty aqoon iswaydaarsi ku saabsan Tubaha …..

09 Jan

Wasaarada Dekadaha & Gaadiidka Badda JFS waxay maanta qabaty aqoon iswaydaarsi ku saabsan Tubaha …..

Wasaarada Dekadaha & Gaadiidka Badda JFS waxay maanta qabaty aqoon iswaydaarsi ku saabsan Tubaha ay xukuumadaa Ra’isul wasaare#Xasan #Cali #Kheyre ku shaqeyso.
Si gaar ah Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS waxaa quseeya#Tubta #Hormarinta #Dhaqaalaha.
Aqoon iswaydaarsiga waxaaa ka Soo qaybgaly Madax ka sooctay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha oo uu horkacayay Xogheyaha Joogtada ee Xafiska Ra’isul Wasaaraha.
Waxaaa sharaf inoo ah in aaan noqonay Wasaaradiii ugu horeysay ee Tubaha hoos u daadijisa lana wadaagta umadda Soomaliyeed.
Aqoon iswaydaarsiga waxaaa daah furay Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda#Mr #Osman #Mohamed #Abdi #(Daalo).

#Nabad&#Nolol.