Wafdiga Wasiiru-Dowlaha ayaa waxaa qeyb ka ahaa Ergayga gaarka ee Arrimaha Badda Cas Amb. Yusuf Garaad Cumar iyo Lataliye Yonis Adam.
Shirkaan ayaa ku saabsanaa qiimaynta qorshayaashii hore iyo xogo isdhaafsi, Shirkaan ayaa waxaa ka soobaxay qaraar lagu aasaasayo koox hawleed qaabilsan isku-xirka iyo isku dubaridka hawla badda ee gobolka.