Wasiirka ayaa warbixino ka dhagaystay Shaqaalaha iyo agaasima waxeedyada matalayey Wasaaradda Dekadaha ee qaybta ka ahaa Qorshaha Isbaddalka Qaran, wasiirka ayaa ku booriyey xubanaha matalayey Dhamaan Wasaaradda shaqada Qaranka ay uhayaan, isagoo kula dardaarmay inay laba jibaaraan dadaalka