Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Maxamud Adan Geesood oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Axmed Yuusuf Cabdulle ayaa booqday Xarunta qoridda qorshaha Isbaddalka qaran (National Transformation Plan), gaar ahaan Tiirka Kaabayaasha Dhaqaalaha(Infrastructure Pillar) oo Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ay qeyb ka tahay.
Wasiirka ayaa warbixino ka dhagaystay Shaqaalaha iyo agaasima waxeedyada matalayey Wasaaradda Dekadaha ee qaybta ka ahaa Qorshaha Isbaddalka Qaran, wasiirka […]